25 October, 2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Dr; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Dr; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qayb geli doono shirka Midowga Yurub iyo waddamada soo koraya.
Madaxwaynaha JFS ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaya ka jeedin doona madasha, shirkaas oo socon doona inta u dhexeysa 25-26 Oktoobar 2023.
Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka ku faah-faahin doona halka uu haatan dalka marayo, dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, arrimaha deyn cafinta iyo aarimo kale,