Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu cabirkiisa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ah ee uu ku fataho wabiga, iyadoo ugu baaqday shacabka halkaas ku dhaqan inay ka fogaadaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada.
Qoraalka ay wasaaradda soo saaratay ayaa u qornaa sidan:-
Goobahan ayaa helay roobabkii ugu badnaa sida ay sheegtay wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ Beledweyne, Jalalaqsi, Jowhar (144mm)
๐๐๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ Galkacyo, Dhuusamareeb iyo Hobyo (128.7mm)
๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ Galdogob, Garoowe iyo Boosaaso: (128.7mm)
๐๐ฎ๐๐๐๐ฅ๐๐ง๐ Gedo; Baardheere, Doolow, Garbahaarey: (110mm)
๐๐๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ข๐ญ๐ข๐ฆ๐๐๐ง๐ค๐๐ง ๐5 ๐๐๐ฒ โ ๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐
<Roobab u dhaxeeya ๐๐๐ฆ๐ฆ ๐ข๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฆ ayaa la filayaa in ay ka daโaan magaalooyinka kala duwan ee Dalka, waxaa ka mid ah:
๐๐ฎ๐๐๐๐ฅ๐๐ง๐ Jilib, Kismaayo, Afmadow, Buโaale, Badhaadhe (100-120mm)
๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ Eyl, agagaarka Garoowe, iyo dhanka Boosaaso (50-100mm
๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฎ๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ (Baydhabo, Xuddur (50-100mm)
Sidoo kale, Heerkulka dalka oo dhan ayaa la filayaa inuu u dhexeeyo ๐๐-๐๐ยฐ๐
Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne, cabirka wabiga ayaa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ee uu ku fataho wabiga. Sidaas daraadeed, Waxaan ugu baaqeyna shacabka in ay ka dheeradaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada..
Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa warbixintan diyaarisay
Horseed Media