Amaro Lagu Soo Rogay Gobolka Sanaag

Published: March 10, 2021

Dowlada Puntland oo amaro ku saabsan hubka kusoo rogtay gobolka Sanaag ayaa sheegtay inaan magaalada Badhan iyo guud ahaan degmooyinka gobolka lagu dhex qadan karin hub, lagu dhex wadan karin gaari bilaa taariko ah.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland, Saciid Axmed Jaamac oo awaamiirtan soo saaray ugu baaqay inay bulshadu u hogaansanto, cidii ka hortimaadana talaabo sharci ah laga qaadi doono.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *