Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada

Published: September 25, 2023

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa Wasiirada iyadoo sidoo kale Madaxweynahu uu Magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golaha Wasiirada Jubaland.

Wareegtada ka soo baxdey Axmed Madoobe ayaa lagu magacaabey 9 wasiir 6 wasiir ku-xigeen iyo hal wasiiru dowle.