Booliiska Gobalka Bari oo gacanta ku dhigay koox dhaliyaro weeraray Qoys ku nool magaalada Bosaaso

Published: June 4, 2023

Ciidamada amaanka Gobolka bari ayaa soo qabtay Ragga Weerarka ugu gaystay qoys hurda gurigooda islamarkaasna handadaad iyo dhibaato u gaystay qoyskaas.

Maalin kahor ayaa muuqaal ay kooxdan duubtay iyagoo argagaxinaya qoyskan xili habeen ah oo ay ugu dhaceen gurigooda lagu baahiyey baraha bulshada ee Internetka.