24 Saac ka hor munaasabadda xilwareejinta madaxtooyada Federaalka, waxaa kullan saddex geesood ku yeeshay xarinta madaxtooyadda Villa somaliaMadaxweynaha Soomaaliya ee…
Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada ee federaalka ayaa wareegto ay soo saartay waxay ku sheegay inay joojisay dhammaan Duulimaadyadii Garoonka…
Kim Jong Nam ayaa ahaa nin ay isku aabe ahaayeen Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ee Kim Jong Un, waxaana shalay la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada latashiyo xooggan oo ku aadan qofka noqonaya raysalwasaaraha Soomaaliya. Sida uu qabo Dastuurka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka…
Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Daaqa iyo Duurjoogta Puntland ayaa maanta magaalada Garowe waxa uu ku daah-furay mashuur lagu dhiraynayo magaalada Garowe.…
Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta oo Salaasa ah aas qaran loogu sameeyey garoonka diyaaradaha ee Bosaso marxuum Jen. Maxamuud…
Hanti-dhowraha guud ee dowladda federaalka Soomaaliya Nuur Faarax Jimcaale ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan heshiiskii maamulka Somaliland ay kaga…
ÏÑ┘É┘å┘Ä┘æϺ ┘ä┘ä┘ç┘É ┘ê┘ÄÏÑ┘É┘å┘Ä┘æ┘ÇϺ ÏÑ┘É┘ä┘Ä┘è┘Æ┘ç┘É Ï▒┘ÄϺϼ┘ÉÏ╣┘ê┘å┘Ä GEERIDA MAXAMUUD MUUSE XIRSI BOQOR “CADDE” Cadde Muuse wuxuu ka mid ahaa halyeeyo loo tiriyo…
Waxaa saaka garoonka Diyaaradaha ee magaalada Bosaso laga soo dejiyay meydka Allaha u naxariistee Gen Cadde Muuse Xirsi, madaxweynihii hore…
Waxaa xilka iska casilay La Taliyihii sare ee Madaxweynaha Maraykanka Donalad Trump oo xilka haya muddo sadex todobaad ah oo…
Raysalwasaaraha Canada Justin Trudeau oo booqasho ku tagay dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay kulan fool ka fool ah la…