Dowlada Turkiga oo weli baadi goobeysa ninkii geytay weerarkii lagu qaaday goob baar ah habeenkii sanadka cusub. Dadka la qabtay…
Deegaanka Xalin oo hoos tagta degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa la sheegayaa in ay ka taagan tahay xaalad abaareed…
Iyadoo dhawaan boqolaal qoysas reer guuraa ah ay gaareen gobolada Nugaal iyo Karkaar ee Puntland, kadib markii deegaanada ay degnaayeen…
Waxaa maanta oo Khamiis ah dalka Kuuriyada Koonfureed ka bilaabatay Maxkamadeynta Haweenayda Madaxweynaha ah Park Geun-hye oo lagu eedeeyey musuq…
Ururka al-Shabaab ayaa sii daayey waraysi ay ka qaadeen mid kamid ah kuwii weeraray Hotel Peace iyo barta kontroolka ee…
Waxaa maalintii shalay si rasmi ah u bilowdey diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya Guddoomiayaha Aqalka Hoose iyo labadiisa ku-xigeen. Guddoomiyihii hore…
Xildhibaanada Aqalka hoose ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa si weyn ugu kala aragti duwan taageeraida Msuaharaxa xilka guddoomiyaha…
Sheekh Maxamuud Shible oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa uga digey Xildhibaanada labada aqal in ay galaan laba denbi oo…
Subaxnimadii Arbacada ee maanta ayaa gaari yaaley goob gawaarida UNDP la dhigo oo Baarkin ah ku qarxay goobtii uu yaaley…
Wasaarada Deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta Dowlada Puntland iyo hay’ada Care oo iska shanaya ayaa magaalada Qardho waxa ay tababar ugu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatey labada musharax ee kala ah…
Xasilooni waa erey mugweyn, lehna macno balaaran, waa deganaansho ku salaysan nolol iyo dhaqaale, markay siyaasad noqotana waxay xaqiijinaysaa deganaasho…