Ka dib markii kullamo looga hadlayey xuduud u kala samaynta degmooyinka, tuulooyink aiyo goboladda Puntland lagu qabtay qaar ka mid…
Deegaanka Gandershe ee gobolka Shabeelaha hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in laga helay meydad soo caarisay badda. Meydadkaasi laga…
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta oo Salaasa ah qado sharaf u sameeyey Xildhibaanadda…
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo muddo saddex toddobaad ah safar shaqo ugu maqnaa Magaaladda Muqdisho ayaa maanta dib…
Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ee Soomaaliya ahna musharax mar kale doonaya in dib loo doorto Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii…
Gudiga Dib udhiska isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa soo bandhigau dhaqaalihii soo gaarey gudiga tan iyo markii uu magacaabay…
Booliska dalka Turkiga ayaa faafiyey sawirada ninka lagu tuhunsan yahay in uu ka danbeeyey weerar lagu diley 39 qof oo…
Booliska dalka Israel ayaa su’aalo weydiiyey Raysalwasaare Benjamin Netanyahu muddo saddex saacadood ah maalintii Isniinta. Netanyahu ayaa lagu tuhunsan yahay…
Ciidamo dowladda Soomaaliya ayaa la qorsheenayaa sanadkan cusub ee 2017 in la tayeeyo si ay u hantaan ammaanka dalka, madaama…
Xaruunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka bilowday diiwaan gelinta musharaxiinta guddoonka barlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.…
Waxaa maalintii shalay xariga laga jaray warshada Furaat oo ah warshad soo saarta biyaha macaan, waxaana xariga ka jaray madaxweyne…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo saddex toddobaad ah howlo shaqo u jooga Magaaladda Muqdisho ayaa maanta…