War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa dowladda federaalka loogu eedeeyay inay faragelin iyo khal-khalka amni ka waddo Gobolka Gedo, ayna…
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta lagu soo dhoweeyay magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso, Bari. Soo…
Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta aas-Qaran loogu sameeyay Saraakiishii shalay lagu laayay qarax Ismiidaamin ah oo ka…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb…
Baarlamaanka Hirshabelle oo maanta yeeshay Kalfadhigoodii 1aad ayaa wakhtiga magacaabista Xukuumada u kordhiyey Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo aan weli…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtey Dowladda Kenya, kadib markii ay Soomaaliya sheegtey in Kenya waddo abaabulka Jamhad la…
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal maanta ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka Kaaraan iyo Cabdi-Casiis ee…
Qaramada Midoobey ayaa cambaaraysay qarax Ismiidaamin ahaa oo ay ku dhinteen saraakiil sare iyo masuuliyiin kale oo galabta lagu weeraray…
Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee ku naf…
Waxaa qarax ismiidaamin ah uu galabta ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubada Cabdillaahi Ciise ee koonfurta magaalada Gaalkacyo, halkaas…
Wefdi Uu Hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta…