Subaxnimadii hore ee Maanta waxaa kaantaroolka Magaalada Boosaaso Dagaal ku dhex maray Ciidamo ka tirsan Dawlada iyo Malayshiyaad doonayay in…
War-saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca Cirka ah oo…
Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay dalka Qadar ka…
Waxaa markii ugu horeysay shalay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle ka degtay diyaarad siday gargaar loogu tala galay qoysaska…
Gen. Maxamed Cali Bariise Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ahna Taliye ku xigeenka ayaa ka hadlay warar soo baxay oo…
Axmed Rufaaci Agaasimaha Hay’ada Sirdoonka Nigeria { NIA } ayaa booqasho qarsoodi ah kusoo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya…
Dowladda federaalka Soomaaliya iyo mashruuca horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) ayaa maanta billaabay mashruuca la qabsiga cimilada oo gacan ka…
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Xasan Cali Khayre oo ka magaaladda Paris ee dalka Faransiiska kaga qaybgalaya madasha nabadda ee Paris…
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Ku Sugan Awdal, Kacdoon Hubaysan oo Ka Bilowday Gobolkaas Kadib
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Degmada Dilla ee Gobolka…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay Weerar dhinaca cirka ah oo diyaaradaha Israel ku qaadeen marinka Qasa ee dhulka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Horumarka iyo Dadweynaha oo…
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya,Danjire; Axmed Ciise Cawad, ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Shalay, wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada…