Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya waxaa kulan uu ku dhex maray Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee…
Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, 47 cod ayuu kaga guuleystay Xildhibaan Cabdi Jamaal Maxamed Cusmaan…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Garowe uga qeybgalaya shir looga hadlayo arrimaha maaliyada dalka…
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida ayaa sheegay in doorashada soo…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Dowladda Puntland Cabdixakiim Dhoobo-daareed ayaa sheegay in wada lahaanshaha Puntland uu dhamaaday maaddaama koox gaar ah…
Waxaa saaka xarunta Golaha Wakiilada Dawlada Puntland lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada Puntland,…
Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Ururka Midowga Yurub…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo magaalada Nayroobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya…
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray caasimada Puntland ee Garoowe.…
Magaalada Bosaso waxaa saaka ka dhacay iska horimaad hubaysan oo dhexmaray ciidamo ku sugnaa Kontoroolka magaaladda iyo Maleeshiyaad hubaysan oo…
Ciidamada Isreal ayaa maalintii labaad duqaymo xoog leh ka fulinaya marinka Gaza ee dhulka la haysto ee Falastiyiinta. Saraakiisha caafimaada…