Gaalkacyo waa xarunta gobalka Mudug, waa xudunta ama bartamaha dalka Soomaaliya, waa halka isku xirta Hargeysa,Bosaso,Muqdisho & Jigjiga oo ah…
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Bare oo maanta gaaray Jowhar ayaa sheegay in…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Garowe oo uu asbuucii lasoo dhaafay u joogay…
Waxaa si horhdac ah loogu dhawaaqay xisbi cusub oo la magac baxay Midowga Nabada iyo dimuqraadiyada (UPD), kaas oo uu…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay…
Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda Dowladda Puntland.…
Taliyaha Ciidanka Xoogga DalkaSareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe)ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasabad uuxilka kula wareegayey taliyaha cusub ee…
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa ka…
Waxaa weli socda gurmadka dadka wax ku noqday Tsunami ku dhufatay jasiirada Sulawesi, waxaana burbur xoogleh soo gaaray dhulka xeebta…
Shirkada Facebook ayaa sheegtay inay ogaadeen weerarkan Salaasadii lasoo dhaafay, kadib markii kooxo aan la aqoon ay si farsameysan u…
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Garoonka…
FBI ayaa baareysa eedaymaha lagu soo eedeeyey xaakimka Madaxweynaha Maraykanku u magacaabey Maxkamadda Sare ee Maraykanka Brett Kavanaugh. Madaxweynaha Maraykanka…