Dalalka Midowga Yurub oo iyagu qeybta ka ahaa heshiiskii ay Beesha Caalamka la gashay wadanka Iran ee la saxiixay sanadkii…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxa Bariga iyo Koofurta Africa ee Hay`adda Unicef ayaa maanta si wadajir ah xariga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa waxa uu goob joog…
Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa la tashi kala sameynaysa Maamulka iyo qeybaha bulshada Gobolka Banaadir…
(Horseed Media)-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha sar sare…
Magaalooyinka waa weyn ee Puntland waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay kusoo badanayay dhalinyaro ku hubaysan Tooreey iyo Budad oo dhac iyodhibaato…
Jen. Odawaa Yuusuf Raage abaanduulaha ciidamada xooga sooomaaliya oo la hadlayay warbaahinta ciidanka xooga soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dib…
Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Ruushka ayaa shaacisay in labada todobaad ee soo socda ay ku wareejin doonto ciidamada dalka Siiriya…
Golaha Wasiirada ee Talyaaniga ayaa Isniintii shalay ansixiyey Sharci cusub oo ku wajahan qaabka loola dhaqmayo dadka qaxootiga ah ee…
Shacabka ku dhaqan caasimada dalka Liibiya ee Tripoli ayaa bilaabay inay halkaasi isaga qaxaan kadib markii uu sii xoogeystay dagaalka…
“Tacdiga iyo dhibaatada loo geystay walaalkeen Axmed Dowlo aad ayaan uga xumahay, waxaana qabaa in sharciga deg deg lagu horkeeno…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Bosaaso ee xarunta…