War qoraal ah oo dhawaan la baahiyaya ayay Gudigga Amniga Gobolka Bari ku amreen in aan la qaban karin wax…
Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee horyaala maxkamadda caalamiga ah ee…
Gollaha wasiirkadda xukuumadda Puntland oo maanta shirka khamiis laha ah ku yeeshay Magaaladda Bosaso ayaa walaac ka muujiyay waxa ay…
Dowlada Ciraaq ayaa maanta oo Khamiis ah bandow kusoo rogtay qaar kamid ah magalooyinka koonfurta dalkaasi oo ay maalmihii lasoo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo khudbad dheer ka jeediyay xaflad loogu dabaal-degayay 4 sano guuradii kasoo wareegtay xiligii la asaasay…
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay ku guuleysatay Gantaal cusub oo ay ugu talo gashay inay xambaaraan maraakiibtooda bad hoosteeda…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya waxaa maanta qalinka lagu duugay mashaariic horumarineed oo ay ku baxayso lacag than 66 Milyan…
Mareykanka ayaa dib u furay safaaradii uu ku lahaa Magaalada Muqdisho. Safaaradda ayaa xirneyd mudo ku dhaw 30 sano, waxaana…
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada si khaaska ah loo carbiyay ee Danab iyo 5 askari oo la socday ayaa ku geeriyooday…
Kenya says it is still ‘committed’ to help rebuild Somalia, in the face of an ongoing bilateral row over the…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saxiibadeeda caalamka ayaa isugu yimi caasimadda dalka oo uu ka furmay Shirka Wada-tashiga Soomaaliya ee 2019…
Dhamaan akhristayaasha sharafta leh waxaan ka raali gelineynaa ciladii farsamo ee todobaadkii u danbeeyey ku timid Horseed Media. Ciladan ayaa…