Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen ilaa 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Howl-galkan ayay…
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya soo gaaray Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Mudane Maxamed Cali Houmad waxaana soo dhaweeyey dhiggiisa…
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal u magacaabay G/Dhexe Muumin Cabdi Shire oo horay u…
Dagaal kooban oo saaka ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa keenay in ciidamada Jabuuti ee AMISOM awood ciidan…
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman ayaa la sheegay inuu ogolaaday in waan waan laga dhex bilaabo dhinacooda iyo dowlada…
Shirkii dalka Sweden uga bilowday wafuuda ka kala socday labada dal ayaa kusoo dhamaaday heshiis la’aan. Wafdiga Kuuriyada Waqooyi ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula Qaatay wefti ka socda UNSOM…
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Guddoomiyahah Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu shaaciyay waqtiga…
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Fatatoon, ayaa ka hadlay arimo ay ka mid xiriirka dowladda Jabuuti iyo Somaliland. Wasiirka…
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xajaar ayaa sheegay inay ku howlan yihiin qorshe dib u dhis…
Wasaarada arrimaha dibadda Ruushka ayaa u yeertay danjiraha Iran u fadhiya Moscow ka dib markii saxafi u dhalatay Ruushka lagu…
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota…