Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada Soomaaliya,…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa sheegay in Xildhibaannada ka maqan fadhiyada Golahaas…
Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku leh kulan guud oo ku aaddan laba…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Xassan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Abu Dhabi ee xarunta Isutagga Imaaraadka…
Markii ugu horeysay taariikhda dalka Soomaaliya, waxaa ku sime madaxweyne ka noqotay qof dumar ah, kadib markii ay dalka dibadiisa…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah safarkiisi u horreeyey kadib doorashadiisi ugu baxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta…
Ra’iisul Wasaaraha xil gaarssinta ee XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta si…
Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, abaarta ka jirta Soomaaliya waxaa la diiwaan-geliyay in ay ku barakaceen in ka badan 800,000…
Imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ayaa saaka guud ahaan dalka ka bilaabanaya, kaas oo ay qaaddo Wasaaradda waxbarashada, hiddaha…
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan Magaalada Nairobi…
Ciidamada xooga dalka ayaa saaka howgalo ka dhan ah Al-shabaab ka bilaabay inta u dhaxeysa dagmooyinka Matabaan iyo Beledweyn ee…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim oo loo…