Wasiirkii Wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Eng Cabdikariim Cali Nuur ayaa shaaciyay in uu xilkii iska casilay. Wasiirka ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Xamse Cabdi Barre oo booqasho ugu tegay Guddoomiyayaasha labada Aqalka
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta hooygiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi…
Taliyaha ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa gaaray deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo dhawaan…
Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka Xoogga Dalka ayaa agab ciidan oo casri ah kala wareegay howlgalka Midowga…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Ra’iisal wasaare u magacaabay Xamsa Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka xubin…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo labadiisa ku-xigeen oo maanta shir guddoomiyey kalfadhiga 1-aad…
Raysalwasaaraha xilka ka sii degaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqdey dhismaha weyn ee gurigii hire ee Xisbigii Kacaanka ee…
Guddiga KMG ah ee labada Aqal ee baarlamaanka ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2022-ka ayaa waxay…
Weeraro loo adeegsaday Bambaanooyinka nooca Gacanta lagu tuuro ayaa xaley lagu qaaday Saldhigyada Booliska degmooyinka Hodan iyo Kaaraan ee Gobolka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka…