Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, oo dhawaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska…
Madaxweynaha Dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa inuu safarkiisii ugu horeeyey ku gaaro Magaalada Baydhabo…
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta XFS Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa ka kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya…
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, ayaa warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah…
Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in ay ilaaliyaan shuruucda waddo marista maadaama dacwad ka…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda…
Gudoomiyihii Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, Muuse Geelle Yuusuf ayaa beeniyay wararka sheegaya inay doonayeen in ay fasaxaan kursiga uu…
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad NISA ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Go’aan uu ku kala diray dhammaan Guddiyadii kasoo shaqeeyay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya JFS Amb.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas’uuliyiin iyo dadweyne kala duwan ayaa ka…