Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray Matxafka Qaranka oo lagu sameeyey dib u dayactir ballaaran.…
Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta Shahaadooyinka KMG ah ee diiwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiraya xisbiyadii uu…
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’ada cilmi baarista ee Jamestown Foundation ayaa lagu soo bandhigay baaritaan lagu sameeyey siyaasada…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dib u dhiska Garoonka Kubadda…
Maamulka sare ee Bangiga aduunya ayaa ansixiyay 40 Milyan oo doolar oo lagu taageerayo Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Soomaaliyeed ee…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ibraahim (Yareey) oo la magacaabey sanadkii 2015, ayaa muddo badan ku cel-celisey in dalka…
Raisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Doxa ee caasimada dalka Qatar kula kulmay raisul wasaare ku-xigeenka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlay doodii xeerka astaynta kuraasta,ayaa ka digay…
Dowladda Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee la baxday Nabad iyo Nolol ayaa ku guuleysatay in ay abuurto xiisad cusub oo siyaasadeed…
Gollaha wakiiladda Puntland ayaa uga digay madaxweynaha dowladda Federaalka ee Somaliya inuu saxiixo habraacyo iyo xeerar ka soo horjeeda Dastuurka…
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in Guddigooda uusan wax eed ah laheyn, islamarkaana…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay guddomiyeyaal cusub, kuwo kalen wuxuu ka qaaday…