Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalay kulan hordhac u ah shirka amniga Qaranka oo ka qabsoomay…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Guddiga qaban-qaabada xuska sanad guurada 60-aad ee…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeeshay xaruntooda KMG waxa ay ku meel mariyeen…
Taliyaha ciidanka dhulka dowladda federaalka Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in dagaalkaasi maleeshiyaadka Al-shabaab looga…
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Dr. Yuusuf Al-Cuseymiin ayaa boogaadiyay shirkii Jabuuti ee wadahadalada Soomaaliland iyo dowlada federaalka…
War Saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay inay dowlada federaalka Soomaaliya ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo…
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya hirgelisay xarunta ka digista halis-wadareedka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa ugu hambalyeeyey dowlada Kenya kursiga…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 23 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…
Madaxweynaha Dowlada Fedeaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya, Axmed Shide oo shalay booqasho ku yimid…