Qarax nooca gaariga lagu xirro ah ayaa ka dhacay isgoyska Banaadir ee Degmada Hodan, sida warbaahinta gudaha ay u sheegeen…
Wasaarada Arimaha Diinta iyo Awqaafta Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaratay dabaaldegga iyo isu-imaanshaha shacabka Maalmaha Ciidka,…
Dowladda federaalka ayaa cadaysay mowqifkeeda ku aadan go’aanka maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ay dib ugu dhigtay dhagaysiga dacwada badda…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay…
Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kala saxiixday barnaamij lagu taageerayo…
Gudigga Qaran ee ka hortagga cudurka Covid-19 Soomaaliya ayaa ka shiray sidii loo xakamayn lahaa bulshada isugu soo baxaysa fagaarayaasha…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku xaqiijisay…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Khelluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa Maanta…
Wakaaladda wararka ee SONNA ayaa sheegtey in duqeyn lala beegsadey xubno ka tirsan al-shabaab oo ku sugnaa gobolka Jubada Dhexe.…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19…
Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay qarixii ismaadinta ahaa ee lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Mudug Alle ha…
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo dhoweeyay mashruuca xarigga internetka 2Africa, oo la filayo…