Agabkaan maanta ay ku wareejiyeen Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed guddiga qaran ee wacyigelinta ka hortagga xanuunka Covid-19 ayaa waxaa uu…
Deeqdaan raashinka ah oo ka kooban bur, bariis, sonkor, timir, caano, saliid iyo sharaab looguna talagalay in la gaarsiiyo dadka…
Cabdi Macalin Maxamed Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu dambeey ee cudurka Covid 19 ee…
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka…
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Federaaliga ah Gen. Cabdi Xassan Maxamed (Xijaar) ayaa magacaabey Taliyaha ciidanka Booliska ee Dowlad…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo…
Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kulan xagga internetka ah la qaatay madaxda beesha caalamka u qaabilsan arimaha Soomaaliya, Kulankaan…
Madaxda Cusbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho oo ahyd xarunta gaarka ah ee lagula tacaalayo cudurka Covid-19 dadka uu soo ritay,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha jira iyo dadaallada…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaay isku dubaridka u gurmashada Qardho oo ay ka qeyb galeen…
Amb. Aadan Xasan Aadan (Balelo) Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in lacagtii ay u qorsheeyeen Gurmadka Fatahaada…
Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in si xoog ah ururka Alshabaab looga soo furtay Silvia Constanca Romano oo…