Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka boqortooyada Cumaan ayaa kulan la qaatay suldaanka cusub ee…
Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa shir-guddoomiyay kulankii 26-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee…
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada booliska magaalada ay gacanta ku dhigeen askari xalay qof shacab ah…
Wararka ka imaanaya deegaanka Tooratoorow ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay dib u qabsadeen deegaankaasi Deegaanka Tooratoorow ee…
Ciidamada Kumaandooska ee Danab ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka toorotoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose.…
Madaxweyne Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta u safray Dalka Cumaan halkaas oo uu uga qaybgali…
Ururka Alshabaab ayaa meel fagaare ku toogtay 4 nin oo lagu eedeeyay in ay u shaqaynayeen dawlada Federaalka ah re…
Xero barakacaal oo ku taalla duleedka magaaladda Muqdisho ayaa waxaa gaajo ugu geeriyooday saddex caruur ah oo ay labo mataano…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay Allaha u naxariistee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday dalka Ereteriya muddadii u dhexaysay 10-ka ilaa 11-ka bisha Jannaayo…
Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u safray Magaalada Asmara ee…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo ka hadlayay qaraxii shalay ka dhacay Magalaada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in…