Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Xildhibaan Mohamud Ahmed Mohamud (Mashruuc) ayaa ka codsaday madaxweynaha dowladda…
Dawlada Federaalka ah ee Somalia ayaa ka hadashay weerarkii ka dhacay Deegaanka Laamu ee dalka Kenya kaas oo ay sheegatay…
Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia waxaa maanta ka furmay shir labo geesood ah oo u dhexeeya Madax sare…
Maareeyihii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka mudane Maxamed Abuukar Axmed {Ma’da} ayaa maanta xilka ku wareejiyay Maareeyaha cusub Abwaan…
Hay’adda Cuntada iyo beeraha adduunka ee FOA ayaa sheegtay in Ayaxa uu burburiyey 70,000 oo hiktar oo ah dhul beereed…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada xuska sanad guurada 60aad ee maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26-ka…
Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in weerar xagga cirka ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Dawlada iyo Taliska…
Ciidamada komondooska ee Danab ee dowladda federaalka ayaa sheegay inay gobolka Shabeelaada Hoose ku dileen 30 xubnood oo ka tirsanaa…
Qunsulka Soomaaliya u fadhiya boqortooyada Sacuudi Carabiya , Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa booqasho ku tagay Xabsiga Shimees ee Magaalada Jiddah…
Gudigga Farsamada ee loo xilsaaray qabashada Doorashada Galmudug ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan dadaalada Nabadeed iyo kuwa dib-u-heshiisiineed ee…
Ra’iisul Wasaare Mudane Xasan Cali Khayre oo hoyga uu ka deganyahay Dhuusameeb kula kulmay odayaasha dhaqanka Xeraale ayaa ka xog…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa nin shalay ay maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ku xukuntay dil toogasho ah, isagoo lagu…