Xero barakacaal oo ku taalla duleedka magaaladda Muqdisho ayaa waxaa gaajo ugu geeriyooday saddex caruur ah oo ay labo mataano…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay Allaha u naxariistee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday dalka Ereteriya muddadii u dhexaysay 10-ka ilaa 11-ka bisha Jannaayo…
Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u safray Magaalada Asmara ee…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo ka hadlayay qaraxii shalay ka dhacay Magalaada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay shahaadadii u diidday 5,000…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi deni oo caawa khudbad ka jeediyay dabaaldega loo sameeyay Sanaguuradii 1aad ee xiligii loo doortay…
Ugu yaraan afar qof ayaa lagu diley 10 kalena waa ku dhaawacantey qarax ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markale dib u fariisanaya, waxaana ay ka doodi 2-aad ka samaynayaan Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo…
Hoggaamiyaha Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa waxaa laga wareejiyay hoygii uu xabsi guriga ku…
Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka digay in…
Hay’adda Dowladda federaalka u qaabilsan Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa wal wal ka qabto in markale dib loogala wareego maamulka…