Wararka aynu ka heleyno deegaano ka tirsan gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in uu ka curtay roobabka gu`ga. Roobabkada`ay…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka…
Wakaaladda wararka u faafisa Kooxda Daacish ee Amaq ayaa sheegtay in weerar ay daacish ka fuliyeen magaaladda muqdisho ay ku…
Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamaed C/laahi Faramaajo ayaa markale ugu Baaqay xildhibaanada golaha shacabka inay meelmariyaan gollaha wasiiradda cusub ee…
Culumaa`udiinka Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa ku biiray olole ballaaran oo barlamaanka federaalka Soomaaliyeed looga codsanayin ay meel mariyaan…
Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Right Watch (HRW) ayaa sheegtay inweerarkii ay xulafada uu Sacuudiga hogaaminayo ku qaaday doon dad…
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Danjirayaasha wadamada shisheeye u fadhiya Soomaaliya iyo wakiiladda midowga afrika ayaa Xalay la kulmay…
Afhayeenka Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa gaarsiiyey raysalwasaaraaha Xukuumadda Federaaliga ah Xasan Cali Kheyre dhaliil iyo saluug ka yimid…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ugandha ayaa kullan gaar ah ku yeeshay magaaladda Nairobi oo uu ka socda shirka madaxeedka wadamadda IGAD…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed.…
Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka…