Kadib markii shalay si heer sare ah si meeqam sare ah loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Magaaladda,…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa si wada jir warbaahinta ugu warbixiyey natiijada ka soo baxday kulankii ay ku yeesheen xarunta…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa subaxnimadii maanta ee Khamiista soo dhaweeyn rasmi ah iyo sharfid u sameeyey dhigiisa Soomaaliya…
Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee…
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya qoraal ka soo baxay ayaa lagu ammaanay golaha wasiirada cusub eeuu soo dhisay raysal wasaaraha…
Kadib magacaabistii golle xukuumaddeed oo ka kobaan 67 qof ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo waxaa uu ka codsadayGolaha…
Ra`iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Booqday dadkii Ku Dhaawacmay qaraxyo ismaadiin ah oo lala beegsaday Difaaca ay…
Qarax xoogan oo uu sababayGaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa goordhow lagu qarxiyay meelu dhow Tiyaatarka Qaranka iyo guriga…
Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey liiska xukuumadiisa. Golaha wasiirada ayaa u badan wejiyo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Agaasimayayaal iyo la taliyayaal…
Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay golaha Wasiirada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xafiiska raysalwasaaraha waxaa hadda ku sugan…
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaabay agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee xilkaasi…