Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Agaasimayayaal iyo la taliyayaal…
Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay golaha Wasiirada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xafiiska raysalwasaaraha waxaa hadda ku sugan…
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaabay agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee xilkaasi…
Is-rasaasayn xalay ka dhacday caasimadda muqdisho ayaa waxaa ku dhintay hal qof iyo labo qof oo kalena dhaawacyo ayaa soo…
Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto…
Mudane Maxamad Cabdullahi Farmaajo madaxweynaha dolwadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Maxamad,…
Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee…
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana uu kulamo la qaadanayaa…
Huwanta Sucuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jirta Xuutiyiinta dalkaYemen ayaa iska fogaysay in mid ka mid ah diyaaradahoodu qaadeen weerarkii…
Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa goboladda banaadir, hiiraan iyo jubadda Hoose ee koonfurta Soomaaliya waxay ka bilawday ololaha Tallaalka cudur…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska Ra`iisul Wasaaraha,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xog-hayaha arrimha debadda dowladda Britain Boris Jonhson…