Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira…
Wasiirka Amniga Galmudug, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ugu jawaabay Ihaan Cumar, oo gobolka Minnesota…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maanta gaaray Koonfurta Gobolka Mudug ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Bacaadweyne…
Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa markii ugu horeysay duqeyn ka geystay dalka Soomaaliya gaar ahaan Galmudug, tan iyo intuu xilka…
Ciidanka xoogga dalka, Daraawiishta iyo Nabadsugidda Galmudug oo wada jira ayaa Argagixisada Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Qodqod oo hoos taga…
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku sugan magaalada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug oo laga saaray kooxda Al-Shabaab ayaa…
Ciidamada Gutada 15aad ee qeybta 21 aad iyo ciidamo ka tirsan Gor Gor ayaa howlgalo lagu ka dhan ah Al…
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay baaritaano ku hayaan dilka dad isku qoys ahaa oo dabley hubeysan oo aan haybtooda…
Sharciga Shirkadaha Ganacsiga Galmudug ayaa maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug waxa ay horgeysay baarlamaanka si loo meel mariyo, waxa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyey Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada. Shirka Golaha Wasiirada oo uu…
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2021 Kulanka Baarlamaanka maanta oo shir gudoominayay Gudoomiyaha…