Waxaa qarax ismiidaamin ah uu galabta ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubada Cabdillaahi Ciise ee koonfurta magaalada Gaalkacyo, halkaas…
Raysalwasaaraha Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in wakhtiga yar ee u haray xukuumadiisa…
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Casho sharaftaan oo ka qabsoomtay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa guddi wasiiro ah u saaray in lasoo baaro weerarkii ka dhacay duleedka…
Ugu yaraan lix sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Militariga qeybtooda 21aad ayaa ku dhintay weerar shalay gelinkii danbe ka dhacay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas…
Wararka saaka oo Isniin ah kasoo baxay deegaanka Bacaadweyne ee koonfurta gobalka Mudug ayaa sheegaya in kooxda Al Shabaab ay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa qaar kamid ah musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ee kasoo jeeda…
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay qarax xoogan oo maanta duhurkii Ciidanka qeybta 21-aad ee xoogga dalka lagula eegtay duleedka…
Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi oo uu wehliyo Wasiirka Dekadaha Galmudug Cabdi Saabir ayaa maanta gaaray magaalo xeebeedka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa magacaabay guddiga doorashada dadban ee xildhibaanada dowlada federaalka Soomaaliya.…
Wafdigan ayaa waxaa kamid ahaa Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, Wakiilada Midowga Afrika, EU iyo IGAD. Madaxweynaha…