Digreeto ka soo baxday taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa isbadal lagula sameeyay taliska, qaybaha iyo saldhigyada Booliiska ee degmooyinka Galmudug,…
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Madaxii Xukuumada Galmudug kana mid ah hogaanka culimadda Ahlu-Sunah Waljaamaca dhawaan sheegay in loo doortay Madaxweynaha…
Ahmed Abdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku amray Golaha Wasiirada Galmudug in ay si degdeg ah isugu yimaadaan Magaalada Dhuusa-mareeb ee…
Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa kana mid ahaa musharaxiintii u taagnaa xilka madaxweynaha…
War qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa u hambalyeysay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo…
Axmed Cabdi Kaariye oo loo yaqaan Qoorqoor ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Galmudug. Qoorqoor ayaa…
Madaweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in doorashada maanta ka dhaceysa Magaalada dhuusamareeb ay tahay mid…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa xalay qoraal kooban oo uu soo saaray ku sheegay in si dhow uu…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Galmudug, iyadoo Madashu caddeysay inay si dhow…
Magaalada Dhuusa-mareeb waxaa maanta ka dhacdey dhagaysigga khudbadaha Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug kuwaas oo iska diiwaangeliyay gudigga doorashada Galmudug garab…
Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee isku xulaada ah kuwaas oo ka kooban 4 musharax oo kala Abdi Dheere Abdiraxmaan Odawaa, Abdilaahi Weheliye…
Guddiga doorashada madaxweynaha Gal-mudug iyo ku xigeenkiisa oo maanta warbixin siinayay barlamaanka Ayaa sheegay in waqtigii loo qabtay musharaxiinta Madaxtnimada…