Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa xalay qoraal kooban oo uu soo saaray ku sheegay in si dhow uu…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Galmudug, iyadoo Madashu caddeysay inay si dhow…
Magaalada Dhuusa-mareeb waxaa maanta ka dhacdey dhagaysigga khudbadaha Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug kuwaas oo iska diiwaangeliyay gudigga doorashada Galmudug garab…
Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee isku xulaada ah kuwaas oo ka kooban 4 musharax oo kala Abdi Dheere Abdiraxmaan Odawaa, Abdilaahi Weheliye…
Guddiga doorashada madaxweynaha Gal-mudug iyo ku xigeenkiisa oo maanta warbixin siinayay barlamaanka Ayaa sheegay in waqtigii loo qabtay musharaxiinta Madaxtnimada…
Musharax Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) ayaa sheegay in uusan ka qaybgalayn doorasho aan loo dhamayn oo ka dhacda Galmudug, Musharaxu…
Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa DFS ku eedeeyay in ay ka shaqaysay khilaafkii dhexmaray isagga iyo madaxweynaha Galmudug…
Taliska Hay’adda Nabadsugida degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu soo saarey amar ku socda dadka siyaabaha kala duwan…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan waxa uu kaga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug ee…
Musharxiinta u taagan xilka madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa warmurtiyeed ay soo saareen waxay mar kale shuruud ku xireen hanaanka ay…
Cabdiraxmaan Odawaa oo ka mid ah muhsaraxiinta ugu culus ee u tartamaya xilka madaxweynaha Galmudug oo ku sugan Dhuusa-mareeb ayaa…
Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa bulshada galmudug ugu baaqay in ay isugu yimaadaan shir dib u heshiineed, sidoo…