Qaar ka mid ah musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dowladda goboleedka Galmudug ayaa dowladda federaalka ee Somaliya ku eedeeyay inay…
Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ee shalay lagu dhawaaqay ayaa maanta oo Isniin ah waxaa ay yeelanayaan kulankoodii ugu…
Waxaa maanta lagu dhawaaqay gudigga ka shaqayn doona madaxtinimadda maamulka Galmudug kuwaas oo ka kooban 13 xubnood oo ku dhisan…
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa ku jirta marxalad mashquul ah, taasoo ka dhalatay dhismaha maamulka cusub ee Galmudug.…
Barlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa haweenay u doortay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Barlamaanka. Haweenaydan oo lagu magacaabay Faaduma Cabdi Cali…
Maxamed Nuur Gacal ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee barlamaanka ee maamul goboleedka Galmudug doorasho maanta ka dhacday magaaladda dhuusamareeb…
Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenada barlamaanka Galmudug ayaa ka socota magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud. Toddobo Musharax ayaa u…
Maanta oo Khamiis ah ayaa la filayaa in Xildhibaannada cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u taagan…
Wasiiru-dowlaha arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa warbaahinta u sheegay inuu iska casilay xilka uu…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa sheegay in Xildhibaannada Cusub…
Gudigga doorashooyinka Dawlad-goboleedka Galmudug ayaa dhamaystiray diiwaan gelinta musharxiinta u tartamaysa Gudoonka Baarlamaanka Galmudug oo lagu waddo in ay dhacdo…
Yuusuf Xirsi Barre Duqa Degmada Gaalkacayo ee dhanka Galmudug ayaa waxkama jiraan ku tilmaamey xil ka qaadistii uu ku sameeyay…