Maantey oo khamiis ah waxaa lagu qabtey xarunta gobolka Galguduud ee Dhuusamareeb ahna caasimadda maamulka Galmudug munaasabad lagu dhamaystirayo heshiiskii…
Mudane Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wareejiyay guuto ka tirsan Ciidamada Ahlu-Sunna ee gobolada…
Micheal Keating Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb , halkaasoo lagu wado in…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kulamo kula leh maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Cadaado, iyadoo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah u dhagax-dhigay wado isku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka…
Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ciidamo ka socda Midowga…
Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ay…
Magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ciidanka nabad sugidda maamulkaasi ay gacanta ku dhigeen gaari…
Iyadoo xaaladda abaarta ee Soomaaliya ay maalin maalinta xigta ka sii daraysay ayaa Waxaa markii ugu horeysay goboladda dhexe ee…