Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Galmudug Mudane Axmed Shire Falagle ayaa maanta soo booqday xarunta dhexe ee Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed…
Wasiir Kuxigeenkii Diinta iyo Awqaafta dowlad goboleedka Hirshabeelle Nuur Xaashi Warsame ayaa caawa lagu dilay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka…
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Axmed C/raxmaan ayaa la kulmay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed…
Shirkii madaxda dowlada federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabeelle, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka banaadir ayaa maanta…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa hoygiisa Muqdisho ku booqday madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynayaasha ayaa ka…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida marxuum Shaafi Raabi Kaahin guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland oo…
Shirka Wadatashiga ee dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfurgalbeed, iyo Hirshabeelle ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel-gaarka Koonfur Galbeed.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaainayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada dowlad goboleedka…
Subaxnimadii maanta oo Salaasada ah ayey koox ka tirsan ururka al-Shabaab gudaha u galeen degmada Balcad oo 36km u jirta…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka shaqayn doona soo xulista baarlamaanka…
Magaalada Jowhar ayey gaareen cutubyo ciidamo ay Dowlada Federaalka u dirtay caasimada maamul gobaleedka Hirshabelle. Ciidamadan ayaa la sheegay inay…