Wasiirka Qorsheynta Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta (Salaasa) gaarey magaalada Beledweyne ee…
Waxaa Habeenimadii xalayto shir jaraa’id qabtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeele Sheekh Cusmaan Barre waxa uu sheegay in Xildhibaano gaaraya 54 mudane…
Wasiirka wasaaradda amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Caawa Salaada…
Magaaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabele waxaa maanta si rasmi ah ugu daah-furmay shir ay isugu yimaadeed Madaxda Maamulka Hirshabele,…
Cali Cabdilaahi Xuseen Guudlaawe Madaxweyne ku xigeenka Hir-shabeele ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Jowhar ka dib socdaalo uu ugu…
Sida ay xaqiijiyeen shaqaalaha Cafimaadka Degmada Jalalaqsi ku dhawaad 20 ruux ayaa u geeriyooday cudurka Shuban-biyoodka oo halkaas ka dilaacay,…
Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska isku-dubaridka mashaariicda midowga Yurub (NAO) ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka iyo xubno ka tirsan Wasaaradda qorsheynta Hirshabeelle…
Deegaanka Bacda oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka bilaawdey kulamo al loogu raadinayo dagaal beeleed ka…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Awaare iyo Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala gobolka ayaa magaaladda beledweyn ku yeeshay kullan looga hadlayo…
Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweyne ku xigeenka Dawlad Goboleedka Hirshabeele ayaa kulan casho sharaf ah oo lagu xalinayo khilaaf u dhaxeeyay…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle, maamulka degmada Buule Burde ee gobalka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada,‘kuwa AMISOM iyo odayaasha…
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir uga furmay magaalada…