Ciidanka Dowlada oo hawlgalo ka sameeyay G/Shabeellaha Hoose

Published: July 10, 2023

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah Al Shabaab ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose, gaar ahaan degaanada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-Yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo.

Howlgalka waxaa lagu soo qabqabtay tiro dad ah oo lagu tuhmay inay la shaqeynayeen Shabaab, waxaana lagu burburiyay fariimo si qarsoodi ah ay halkaas uga sameysteen kooxdaasi sida ay sheegtay warbaahinta dowlada.

Horseed Media