Habraaca doorashada Xildhibaanada Gobolada Waqooyi oo lasoo saaray

Published: October 30, 2021

Guddiga doorashooyinka Gobolada waqooyi ( Somaliland ) ayaa soo saaray habraaca doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Qodobada ku xusan habraaca ayaa waxaa kamid in musharaxa u tartamaya kursi kamid ah Golaha shacabka uu muddo 7 maalmahood kahor qabsoomidda doorashada iska casilo xilka uu ka hayo laamaha kala duwan ee dowladda.

Hoos ka akhriso habraaca oo dhameystiran

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *