Karaash Oo U Dhoofay Turkiga

Published: July 2, 2020

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe, ayaa u ambabaxay dalka Turkiga.

Waxaa

Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyey xubno isugu jira goleyaasha dowladda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Ujeedka safarka Axmed Karaash ayaa la sheegay inuu ahaa mid caafimaad, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ka ag-dhow.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *