Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya & Sucuudiga

Published: November 12, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya & Sucuudiga.

Wuxuu Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey fursadaha ballaaran ee maalgashiga Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay muhiimadda goobta istiraatiijiga ah ee dalka Soomaaliya.

Wuxuuna sheegay in iskaashiga dhaqaalaha Soomaaliya & Sucuudiga ay mudnaan gaar ah siinayaan.

Horseed Media