Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Ubax Dhigay Taaladda Dhagaxtuur

Published: June 26, 2023

Madxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa maanta ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur.

Taaladda Dhagaxtuur ayaa ka mid ah xusuusaha halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga.

Munaasabadda ubax-dhiga waxaa sidoo kale ku sugnaa ma’uuliyiin kartisan dowladda, waxaana maanta ay ku beegantahy sanad guuradii 63- aad ee xornimada gobollada Waqooyi ee dalka.

Horseed Media