Maraykank oo weli ay ka socdaan Banaanbaxyo looga soo horeedo dilkii ninka madawga ahaa.

Published: June 1, 2020

Waxaa weli dalka maraykana kusii fidiyaBanaanbaxyo ay wadaan dadka kasoo horjeeda dilkii loo gaystay ninkii madawga ahaa ee lagu magacaabi jiray George Floyd  ay u gaystaan ciidanka ka tirsan Booliska Minneapolis oo cadaan ah.

Dawlada Maraykanka ayaa soo rogtay awaamiir la xiriirta bandaw balse banaanbaxayaasha ayaa midaas aan u joojin iyagoo sii wattay mudaharaadkooda, in badan oo ka mid ah ayaa ku dhawaaqay erayo ay uga hadlayaan dhibta lagu hayyo dadka madawgga ah.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in arinkani ay tahay musiibo, sidoo kale waxaa xabsiga la dhigay ninkii ka dilay Floyd, mudaharaadyadda ayaa sii fiday waxayna gaareen Dalalka Canada, Britain iyo wadamo kale.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *