Kolonyo ciidamada Jubaland oo ay weheliyaan kuwa Kenya ayaa koox ka tirsan al-Shabaab jidka u galeen waxaana ay ku qarxiyeen…
Sanduukha Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay in ay qorshaynayaan in la beddalo lacagta Soomaaliya isticmaasho oo ay ugu danbeysey…
Maalintii Axadda warbaahinta Horseed Media ayaa daabacdey kiis la xiriira ol-olihii u danbeeyey ee lagu daweynayey xoolaha reer miyiga ee…
Mac-hadka Cilmibaarista iyo Daraasaadka Siyaasadda ee Hayaan ayaa magaalada Boosaaso ku qabtey tababar ku saabsan isla-xisaabtanka, hufnanta iyo daah-furnaanta. Tababarka…
La taliye sare oo ka tirsan Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka (NSC) ayaa madaxweynaha Maryakanka Donald Trump shaqada ka cayriyey…
Magaalada Mosul ayuu dib uga bilowday duulaanka ciidan ee lagu doonayo in magaaladaasi looga saaro kooxda Daacish. Ciidamada Dowlada Ciraaq…
Madaxweynaha Dowladda FederaalkaSoomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay cusbitaalka Madiina ku booqdey dadkii ku dhaawacmay qarixii shalayka dhacay Xaafadda Kaawo…
Waxaa maanta dalka Turkiga ka bilaabaneysa maxkamadeynta koox ka tirsan Ciidamada dalkaasi oo la sheegay inay qorsheenayeen dilka Madaxweyne Tayyib…
Dowlada Malaysia ayaa shaacisay muuqaalka laga soo duubay Airportka xiligii la khaarajiyey Kim Jong Nam. Dowlada Malaysia ayaa u yeertay…
Qarax xoogan oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay suuqku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdsho…
Dal kasta oo caalamkan kamid ah waxuu leeyahay waxyaabo ay kaga duwan yihiin kuwa kale, ha ahaato mid dhaqan, dhaqaale,…
Agaasimaha cusub ee hay’adda macdanta iyo batroolka Puntland Siciid Faarax Yare ayaa xilka si rasmi ah u kala wareegay agaasimihii…