Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Soomaaliya oo dedaal ugu jirta la soo wareegida maamulka duulista hawada

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada Cali Axmed Jaamac Jengali ayaa kulan la qaatey Madaxada hay’adda Duulimaadka rayidka ee caalamiga ah…

February 17, 2017 | by Abdirahman. A

Malaysia oo Kuuriyada Waqooyi ka dalbatey cadddeyn DNA ah, meydka Kim Jong-Nam

Qoyska Kim Jong-Nam ayaa laga dalbadey in ay keenaan caddeyn hidde-sidaha DNA in ay u soo gudbiyaan dalka Malaysia ka…

February 17, 2017 | by Abdirisaq Shino

Xeer Ilaaliyaha Puntland: 120 kufsi ayaa ka dhacay Puntland 2016ka-Video

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlada Puntland Maxamuud Xasan Aw-csimaan ayaa sheegay in sanadkii hore ay puntland ka dhaceen in ka…

February 17, 2017 | by Omar Mohamed

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi oo la wareegay Villa Somalia -SAWIRO / VIDEO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xarunta Madaxtooyada ee Soomaaliya. Madaxweynihii hore…

February 16, 2017 | by Abdirahman. A

4 qof oo ku geeriyootey hoobiyaal ku soo dhacay degamada Wardhiigley Muqdisho

Hoobiyaal gaaraya 5 gantaal ayaa ku soo dhacay degmada Wardhiigley meel aan si weyn uga fogeyn Villa Somalai, waxana ka…

February 16, 2017 | by Horseed Staff

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Shir Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Khamiis ah Shir Gudoomiyay Kulanka Todobaad`laha ah ee Golaha…

February 16, 2017 | by Abdirahman. A

Arday ka qalin jabisay jaamacadda Muqdisho faraca magaalada Bosaso-Sawiro

Maanta oo ay taariikhdu tahay 16-02-2017 waxaa kadhacay jaamacadda Muqdisho kambaska Puntland xaflad qalinjabin oo ay ku qalinjabinayaan dufcadii 5-aad…

February 16, 2017 | by Abdirahman. A

XOG: Saldhiga Imaaratiga ee Berbera iyo Dagaalka Badda Cas

Waxaa todobaadkan labada Aqal ee Somaliland si wadajir ah u ansixiyeen qorshaha Dowlada Imaaraatiga ku dooneyso inay saldhig militari uga…

February 16, 2017 | by Abdirisaq Shino

Dimuquraadiyada Somaliland iyo Xoriyad La`aanta Halkee iska qabsan la`a yihiin?

Waxaa Madaarka magaalada Hargeysa lagu xiray mid kamid ah suxufiyiinta Soomaaliyeed Cabdimaalik Muse Coldoon oo kamid ah suxifyiinta kasoo jeeda…

February 16, 2017 | by Mohamed Osman

USA: Trump oo si diiran usoo dhaweeyey Benjamin Netanyahu – VIDEO

Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu oo booqasho ku tagay magaalada Washington DC ayaa kulankii uu la yeeshay Donald Trump ku tilmaamy…

February 16, 2017 | by Horseed Staff

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi oo Boqorka Sucuudiga kala hadley xaaladda abaarta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis, Boqorka Sucuudi Carabiya, waxaana boqorka uu…

February 16, 2017 | by Horseed Staff

Faroole: Raggii Madasha Qaranka la baxay Dhagax baa la Gadoomay – VIDEO

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ahna xildhibaan Aqalka Sare ka tirsan oo kamid ahaa Murashaxiintii u tartameysay xilka Madaxweynaha…

February 16, 2017 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 1015
  • Go to page 1016
  • Go to page 1017
  • Go to page 1018
  • Go to page 1019
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 1279
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd