Shirka golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa ay golahu dood ka yeesheen Hindise Sharciyeedka…
Dowlada Maraykanka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqday in diiwaanka argagaxisada ay ku dartay hogaamiyaha ururka Xamaas ee Ismail Haniya. Warka…
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in dhawaan ciidamadooda cirka iyo kuwa bada ay gaari doonaan dalka Qatar, halkaasi oo ay ka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay in baaritaan lagu wado dhamaan xubnihii ka qeyb galay ama…
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxmad Cali Gaas ayaa Magacaabay guddiga xalinta cabashooyinka kadib Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxtooyada. Guddiga Xalinta…
Ra`iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa mdaah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee…
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo khudbadiisa Sanadlaha u jeediyey labada Aqalka ee Baarlamaanka Maraykanka (Kongerska) ayaa sheegay in sanadkii uu…
Maleeshiyaadka Koonfurta Yemen ee la baxay Southern Resistance Forces (SRF) ayaa shalay gelinkii danbe la wareegay saldhigii ugu muhiimsanaa ee…
Dowlada Sacuudiga ayaa xabsiga kasii deysay Amiiradii tujaarta ahaa ee la xiray labo bil kahor iyadoo la sheegay in dowlada…
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Jowhar oo ay kamid yihiin Xubnaha labada Guddi ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku…