Niman hubeysan ayaa weerar ku qaadey xerada tababarka ciidanka ee caasimadda dalka Afqaanistaan Kabuul. Shan askeri ayaa weerarka ku geeriyootay…
Doorashadii Madaxweynaha ee Dalka Finland waxaa ku guuleystey Suali Niinisto oo lixdii sano ee la soo dhaafey xilka hayey. Doorashada…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee…
Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka HirShabeelle ayaa waxaa ka dhacday doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa dhagax dhigay Waddo 3-KM ah oo isku xiraysa Garoonka diyaaradaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira kulamada gaar gaarka ah ee uu la qaadanayo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Amb. Olgan Bekar,…
Ganacsade Maxamuud Khaliif Xasan (Eng. Jebiye) oo hadda ah musharax u taagan tartanka Madaxweynaha Puntland 2019 ayaa xaflad si heersare…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee…
Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa warbaahinta u soo bandhigay Hub iyo Waxyaabaha Qarxa kadib markii ay shir saxaafadeed ku…