Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya…
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdinuur Cilmi…
Dekedda Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa markii ugu horeysay waxaa ku soo xirtay Markab Saanad Milateri u siday Ciidamada…
Ra`iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Ra`iisul Wasaaraha Dalka Canada JustinTrudeau. Kulanka…
Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdinuur Cilmi Biindhe ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Waxaa warbaahinta u…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada…
Madaxweynaha Puntland ayaa Magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland kadib wareegto ka soo baxday Xarunta Madaxtooyada. Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Golaha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xaafad Cusub oo laga hirgalinayo Magaalada Kismaayo.…
Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Goldogob Cabdixamiid Warsame Cilmi ayaa lagu dilay inta u dhexeysay Degmada Buur-Saalax iyo Magaalada Gaalkacyo ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Jubbaland…