Xarunta Taliska Ciidanka ilaalada wadooyinka Bosaso ayaa habeen xalay ahayd lagu weeraray bamka nooca gacanta laga tuuro, kaasi oo geystay…
Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka…
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka la…
Guddoonka Golaha shacabka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa War saxaafadeed ka soo saaray go`aan ka gaarista Maqaamka Caasimadda ee…
Garoonka Aadan Cadda ee Magaalada Muqdsho ayaa waxaa ka dhacay shil diyaaradeed, kaasi oo sababay khasaare maaliyadeed.Diyaaradda shilka gashay ayaa…
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada labada aqal isku fahmi waayeen meel-marinta…
Wasiirka Gaashaandhigga ee Maraykanka James Mattis ayaa sheegay in Shiinaha iyo Ruushka ay uga khatar badan yihiin Maraykanka la dagaalanka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya,…
Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa gelinkii dambe ee maanta laga soo dejiyay ilaa 40 maxaabiis ah oo laga keenay…
Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Guriceel, iyadoo safar dhulka ah kaga…
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegaya in ay weerar ku qaadeen iskuul ururka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay isla markaana bogaadiyay hawl galadii saacadahii la…