Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ahna xildhibaan Aqalka Sare ka tirsan oo kamid ahaa Murashaxiintii u tartameysay xilka Madaxweynaha…
Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa la sheegay inay daraasad ku wado ciidamo ay u diraan gudaha dalka Siiriya si ay…
Qaban-qaabada iyo diyaar garowga xafladda xil-wareejinta ayaa maanta oo Khamiis ah ka dhacaysa xarunta Madaxwtooyada ee Muqdisho. Madaxweynaha dhawaan la…
24 Saac ka hor munaasabadda xilwareejinta madaxtooyada Federaalka, waxaa kullan saddex geesood ku yeeshay xarinta madaxtooyadda Villa somaliaMadaxweynaha Soomaaliya ee…
Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada ee federaalka ayaa wareegto ay soo saartay waxay ku sheegay inay joojisay dhammaan Duulimaadyadii Garoonka…
Kim Jong Nam ayaa ahaa nin ay isku aabe ahaayeen Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ee Kim Jong Un, waxaana shalay la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada latashiyo xooggan oo ku aadan qofka noqonaya raysalwasaaraha Soomaaliya. Sida uu qabo Dastuurka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka…
Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Daaqa iyo Duurjoogta Puntland ayaa maanta magaalada Garowe waxa uu ku daah-furay mashuur lagu dhiraynayo magaalada Garowe.…
Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta oo Salaasa ah aas qaran loogu sameeyey garoonka diyaaradaha ee Bosaso marxuum Jen. Maxamuud…
Hanti-dhowraha guud ee dowladda federaalka Soomaaliya Nuur Faarax Jimcaale ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan heshiiskii maamulka Somaliland ay kaga…
ÏÑ┘É┘å┘Ä┘æϺ ┘ä┘ä┘ç┘É ┘ê┘ÄÏÑ┘É┘å┘Ä┘æ┘ÇϺ ÏÑ┘É┘ä┘Ä┘è┘Æ┘ç┘É Ï▒┘ÄϺϼ┘ÉÏ╣┘ê┘å┘Ä GEERIDA MAXAMUUD MUUSE XIRSI BOQOR “CADDE” Cadde Muuse wuxuu ka mid ahaa halyeeyo loo tiriyo…