Waxaa saaka garoonka Diyaaradaha ee magaalada Bosaso laga soo dejiyay meydka Allaha u naxariistee Gen Cadde Muuse Xirsi, madaxweynihii hore…
Waxaa xilka iska casilay La Taliyihii sare ee Madaxweynaha Maraykanka Donalad Trump oo xilka haya muddo sadex todobaad ah oo…
Raysalwasaaraha Canada Justin Trudeau oo booqasho ku tagay dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay kulan fool ka fool ah la…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay kulan deg deg ah ka yeeshay Tijaabintii dowlada Kuuriya Waqooyi ee gantaal nooca…
Maamulka Xamaas ee ka taliya Gaza ayaa doortay hogaamiye cusub, kadib doorasho Qarsoodi ah oo ka dhacday Golaha xisbiga Xamaas…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee…
Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo mudo 5 maalmood ah ku howlanaa sidii biyo loo gaarsiin laahaa reer guuraaga soo naq…
Ra’isul Wasaare K/xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Camar Carte ayaa magaaladda muqdisho kaga dhawaaqay guddiga qaranka ee qabanqaabadda xaflada caleemo…
Maxkamadda dambiyada culus ee gobolada Bari, Sanaag, Hayland, Gardafuu iyo Karkaar ayaa la horkeenay eedeysanayaal ku eedeysnaa in ay ka…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya J Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa hotelka Aljazeera ee magaaladda muqdisho kulan la qaatay ganacsato mas`uuliyiin ka…
Isbitaalka digfeer ee magaalada Mudisho ayaa waxaa ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo in muddo…
Xildhibaanada labada aqal ee Somaliland ayaa si wadajir u ansixiyay in Garoonka diyaaradaha ee Berbera lagu wareejiyo dowladda Imaraadka carabta…